WAXAA SHARAF WEYN U AH URURKA SOMAFPA IN LA BILAABAY DIIWAAN GELINTA XUBNAHA URURKA LOONA SAMEEYAY KAARKA AQOONSIGA URURKA.
XUBNAHA UGU HOREEYAY IYO KAARARKOODA
file-ka kore wax ku jira 23 xubnood sawiradooda oo ka mid yahay gudoomiye Eng.Abdirahman.



Halkaan was 3 kaar ee Asxaabtii dugsiga badda ee BERBERA.
HOWSHA KAARARKA IYO DIIWAAN GELINTA WAA SOCOTAA.
Capt.Moghe
